admin

Maxaa sababa in ducaddu aysan aqbal noqon?

waayo-aragnimo Maxaa sababa in ducaddu aysan aqbal noqon? Jawaabtu waxaa iska leh Ibnul Qayyim, Allaha u naxariistee. Ducaddu waa mid ka mid ah sababaha ugu xoogga badan ee dhibaatooyinka la iskaga ilaaliyo. Laakiin saamaynteedu iyo aqbalkeeduba waa lagu kala duwanaan kara. Xagga haddii ducadu tahay mid gardarro ama xumaan loo jiheynayo arrintaasi Alle ma jecla

Maxaa sababa in ducaddu aysan aqbal noqon? Read More »

Waa maxay farqiga u dhexeeya Hoggaanka iyo Maamulka?

Waa maxay farqiga u dhexeeya Hoggaanka iyo Maamulka? Dr. Tariq Al-Suwaidan ayaa ka jawaabaya su\’aashan weyn. Hoggaanku waxa ay dadka u dhaqaajiyaan dhanka hadafka halka Maamulku ay  diiradda saaran hawlaha iyo waxqabadyada muddada gaaban. Waxaa jira kala duwanaansho u dhexeeya hoggaanka iyo maamulka: – ✓ Qorshayaasha hoggaaminta waxa ay ku dhisan tahay aragti leh ku

Waa maxay farqiga u dhexeeya Hoggaanka iyo Maamulka? Read More »

Ramadan 2023

Ramadan Mubarak Waa sannad kale oo Alle swt ina gaar siiyey bisha barakaysan ee Ramadan. Bishan, faa\’iidadeeda iyo Xasanaadka ay leedahay waa arrin mudan in la isku baraarujiyo. Inta lagu gudda-jiro bishan barakaysan, waxa aan si joogta ah halkan ugu soo bandhigi doona taxane kala duwan oo wax-tar u lahaan doona akhristayaasha nagu xiran.  

Ramadan 2023 Read More »

Akhriso Majallada (Indhaha-Soomaaliyeed)

Ka Faa\’ideyso Akhriska Majallada (Indhaha-Soomaaliyeed)  Ka faa\’ideyso akhriska Majallada Indhaha-Soomaaliyeed Si aad u akhrisato Majalladan fadlan riix Lifaaqan hoose oo si fudud ugu akhriso mobilkaaga gacanta, kala soo dag Link-igan:- https://talkwithmajid.com/indhahasoomaaliyeed2023maarso.pdf Haddii kale adeegso Code-ka ku sawiran qeybtan hoose oo ka faa\’ideyso xogta ay xambaarsan tahay Majalladan. La sii wadaag asxaabta kugu xiran. https://talkwithmajid.com/indhahasoomaaliyeed2023maarso.pdf  

Akhriso Majallada (Indhaha-Soomaaliyeed) Read More »

Daahfurka Majaladda ee Bisha Maarso 2023

Indhaha-Soomaaliyeed Waxa 17-Maarso-2023 la daah furaya majaladdan oo diirada lagu saarrayo ina lagu soo gudbiyo ciwaano nuxur aad u ballaaran xambaarsan. Waxaana sawirka guud ee majaladda bishan lagu soo qaatay deegaanka iyo xayawaannada sii dabar go\’aya oo u baahan wacyi-gelin. Cilmi-baarisyada kale ee ku jira majaladda, waxa uu akhristaha kaga boggan kara marka ay majaladda

Daahfurka Majaladda ee Bisha Maarso 2023 Read More »

Rich Dad Poor Dad

Summary of the book Rich Dad Poor Dad By: Millionaire writer Robert Kiyosaki My friend, this book gives you a different view about money and the way rich and poor think which include : – 1. The idea of ​​reaching passive income is the most important financial goal. 2. The idea of ​​the quadrilateral model

Rich Dad Poor Dad Read More »